Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»K/Galbeed»Dagaal Qaraar oo Alshabaab iyo Beeralay ku dhex maraya Gobolka Shabeelada Hoose

    Dagaal Qaraar oo Alshabaab iyo Beeralay ku dhex maraya Gobolka Shabeelada Hoose

    January 6, 20171 Min Read K/Galbeed
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wararka laga helayo Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in dagaallo qaraar ay halkaasi ku dhex marayaan maleeshiyada Alshabaab iyo dad Beeraley ah.

    Dagaalka ayaa la sheegay inuu bilowday kadib markii maleeshiyo ka tirsan kooxda Alshabaab ay xoolo badan oo Ari ah ka qaateen beeralayda.

    Dadka Degaanka ayaa dagaal la galay maleeshiyada si ay xoolahooda uga soo dhacsadaan, waxayna dagaaladu ku fideen degaano badan oo ka mida Gobolka.

    Xoolaha Alshabaab  ka dhaceen Beeraleyda ayaa la sheegay inay ka badan yihiin 500 neef oo iskugu jira Ido iyo Riyo.

    Degaanada ay dagaaladu ka socdaan waxaa ka mida Bariire, Awdheegle iyo degaanada la xiriira waxaana sii xoogeysanaya dagaalka oo markii danbe ku fiday degaanada lambar 50 iyo lambar 60.

    Dhowaan ayay ahayd markii Xoolo dhaqato iyo Alshabaab dagaallo culus ku dhex mareen Gobolka Jubbada Hoose, gaar ahaan duleedka magaalada Kismaayo kadib markii Alshabaab ay xoolo badan oo Geel ay ka qaaday xoolo dhaqatada.

    Wadani.com

    Alshabab Beeraley Sh/hoose
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSenator Cabdi Qeybdiid oo farriin aan la fileyn u diray xildhibaanada labada Aqal (DHAGEYSO)
    Next Article 5 qof oo lagu dilay toogasho ka dhacday Garoonka Diyaaradeed oo ku yaala Mareykanka

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo