Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»BREAKING NEWS»Dagaalkii Magaalada Boosaaso oo xoogeystay iyo Xarumaha uu saameynta ku yeeshay (Akhriso)

    Dagaalkii Magaalada Boosaaso oo xoogeystay iyo Xarumaha uu saameynta ku yeeshay (Akhriso)

    December 21, 2021Updated:December 21, 20212 Mins Read BREAKING NEWS
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa sii xoogeystay dagaal maanta ka qarxay magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari. maamulka Puntland.

    Dagaalka ayaa u dhaxeeya ciidamada Puntland iyo ciidamada PSF ee ka amar qaata Taliyaha ciidamadaasi Maxamuud Cismaan Diyaano oo diday inuu xilka wareejiyo, kadib xil ka qaadistii uu ku sameeyay Madaxweynaha Puntland.

    Iska hor imaadka labada dhinac oo ku bilwoday si goosgoos ah ayaa sii xoogeystay markii danbe, waxaana ciidamo fara badan ay ku sugan yihiin aaggaga xaafadda Ridwaan ee la isku horfadhiyo.

    Qasaaraha hordhaca ayaa sheegaya in dad rayid ah iyo askar ay waxyeelo kasoo gaartay, waxaana xaafadaha ka qaxaya dadkii deganaa, halka Isbitaallada la geeyay dad shacab ah oo rasaasta ay ugu tagtay xaafadahooda.

    Dagaalka ayaa saameyn ku yeeshay Xarunta ciidamada PSF, Madaxtooyada magaalada Boosaaso iyo aaggaga ku dhow, iyadoo labada ciidan ee dagaalamya ay aad isugu dhow yihiin.

    Ciidamada dowladda ayaa xiray Koontaroolada laga galo magaalada, waxaana la arkayaa ciidamo gurmad ah, halka ciidamada PSF ay ka dagaalamayaan xaruntooda magaalada Boosaaso.

    Dagaalka oo qarxay Barqanimadii ayaa socda galabta maqribta, iyadoo weli ay rasaastu socoto, ayna meelaha qaar sii xoogeysatay markii la sheegay in ciidamada dowladda dib loo riixay.

    Dagaalka ayaa salka ku haya khilaafka ka dhashay Agaasimihii xilka laga qaaday ee hay’adda PSF Maxamuud Cismaan Diyaano. PSF ayaa ah ciidamo uu tababarray Mareykanka, waxaana shaqeyn waayey waanwaan ay wadeen dhinacyada dhaqanka Gobolka Bari.

    Boosaaso Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleRasaas laga maqlay magaalada Boosaaso iyo Wararkii ugu danbeeyay…
    Next Article Duqa Boosaaso: “Kooxda Amar-diidka waxay sheegteen inay ka tirsan yihiin Ciidamada Gorgor, tallaabo sharci..”

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo