Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 25
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Dalalka Mareykanka, Ingiriiska Turkiga, Imaaraadka iyo Qatar oo Qaranimada Somaliya

    Dalalka Mareykanka, Ingiriiska Turkiga, Imaaraadka iyo Qatar oo Qaranimada Somaliya

    October 4, 2024Updated:October 4, 20242 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Shirkii dalalka Shan-Geesoodka ee dalalka saameynta ku leh Soomalaiya ayaa 1-dii Oktoobar ee Bishan ka dhacay Magaalada Washington ee dalka Mareykanka.

    Shirkan ayaa ahaa kii toddobaad ee dhex mara Soomaaliya iyo Dalalka arimaha amniga iyo tababarrada ciidamada ka taageera ee Qatar, Isutagga Imaraadka Carabta, Turkiga, Maraykanka iyo Ingiriiska.

    Dawladdahan shanta ah ayaa muujiyay taageerada ay u hayaan gobnimada, wadajirka dhuleed iyo midnimada Soomaaliya, waxayna hoosta ka xariiqeen lagama maarmaanimada in hoos loo dhigo xiisadda gobolka, iyadoo loo marayo hannaan wadahadal oo ay ku jirto tan Turkidu wadaan.

    Waxa kale oo ay ka wadahadleen sida loogu baahan yahay in diiradda la saaro yoolasha dhaqaalaha iyo wadajirka amniga, siiba wax ka qabashada khatarta kooxaha loogu yeero argagixisada ee ka jira Geeska Afrika.

    Wadamadan waxa ay muujiyeen taageerada ay u hayaan dadaallada dawladda federaalka ee ku aadan sidii loo abuuri lahaa xoogag amni iyo hay’ado difaac oo xirfad sare leh, awoodooduna sareyso.

    Shanta dal ayaa isku raacay talaabooyin lagu hormarinayo isku xirka tababarrada caalamiga ah si loo fududeeyo in la helo hawgallo waxtar leh waqtiga dhaw, iyo si looga caawiyo dawladda federaalka in ay hormariso awoodda tababarka muddada dheer.

    Wakiilada ka socday shanta dal ayaa lafa guray sida dhakhsiyaha badan ee loogu baahan yahay in la soo gabagabeeyo qorshayaasha hawgalka cusub ee xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya, xili uu dhammaanayo xiliga hawgalka ATMIS. Waxa ay tilmaameen muhiimadda ay leedahay in la xaqiijiyo balaarinta wadahadallada dhinacyada qorshaha ku lugta leh, kuwaas oo ay ku jiraan dalalka ciidamadoodu qaybta ka yihiin si loo sameeyo hawgal yoolkiisu yahay in la gaaro dhamaystirka awoodda ciidamada amniga ee Soomaaliya.

    Arimaha kale ee laga wadahadlay waxa ku jirtay in si dhakhsiyaha loo dhamaystiro qorshaha maal galinta hawgalka cusub. Shirka 8-aad ayaa ka dhici doona Soomaaliya.

    Qatar Somalia Top UAE US
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleIiraan oo Boqolaal Gantaal ku weerartay Magaalooyinka Israa’iil iyo Wararkii ugu danbeeyay..
    Next Article Duqeyn ka dhacday Galgaduud oo lagu laayey Maleeshiyo fara badan oo ka tirsan AlShabaab

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo