Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Danjire Axmed C/sallaan: Musharax Madaxweynaha Maamulka Gobolada Dhexe

    Danjire Axmed C/sallaan: Musharax Madaxweynaha Maamulka Gobolada Dhexe

    May 27, 20151 Min Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Axmed C/salaan Xaaji Aadan danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Itoobiya ayaa ugu danbeyn si rasmi ah shaaca uga qaaday inuu yahay musharax u taagam hogaanka maamulka Gobolada dhexe ee la filayo in dhowaan laga dhiso degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud.

    axmedsalam

    Xaflad si weyn loo soo agaasimay oo ka dhacday hotelka SYL ayuu musharaxu ku shaaciyay inuu u sharxan yahay xilka madaxweynaha maamulka goboladda dhexe, waxaana xaflada ka hadlay dadweyne iyo mas’uuliyiin fara badan oo ay ka mid yihiin ra’iisal wasaarayaashii hore ee KMG ahaa sida Cali Maxamed Geedi iyo Nuur Xasan Xuseen (Cadde).

    Maamulka gobolada dhexe ayaa waxaa u taagan musharixiin kale oo ay ugu cadcad yihiin C/kariin Xuseen Guuleed iyo Axmed Macalin Fiqi, laakiin waxay dad badan rumeysan yihiin in Axmed C/salaan uu ka mid noqon doono musharixiinta ugu cadcad oo meel fiican ka geli doona haddiiba ay dhacdo in tartan loo galo jagada ugu sareysa ee maamulkaasi.

    Waxaa hore u jiray warar sheegayay in Axmed C/salaan uu tanaasulay  kadib markii uu heshiis hoose la galay madaxweyne Xasan Sheekh isagoo taageeray musharaxnimada C/kariin Guuleed, laakiin waxaa wararkaasi meesha ka saaraya musharaxnimada uu shaaciyay Danjire Axmed C/salaan maanta.

     

    Wadani.com

    [ad name=”HTML-1″]

     

    [ad name=”HTML-6″]

    Axmed C/salaan Musharax Gobolada dhexe
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleRaiisal wasaare Cumar C/rashiid oo Kismaayo kala soo laabtay heshiis cusub & natiijo la’aan
    Next Article Security Council extends UN mission in Somalia until August

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo