Waxaa hadda la sameeyay isku aadka wareega 8-da ee rubuc dhammaadka tarantanka horyaalada Qaarada Yurub -Champions League, iyadoo kooxo aan la fileyn ay isku soo beegmeen.
8-da koox ee isugu soo haray wareegan ayaa kala ah:
Barcelona
Real Madrid
Juventus
Atletico Madrid
Bayern Munich
Borussia Dortmund
Leicester City
Monaco.
WAXAY ISUGU SOO BEEGMEEN SIDA SOO SOCOTA:
Atletico Madrid vs Leicester City
Borussia Dortmund vs Monaco
Bayern Munich vs Real Madrid
Barcelona vs Juventus
Kulamada ugu adag ayaa noqday inay isku beegmeen Real Madrid iyo Bayern Munich, iyadoo ay sidoo kale isku soo aadeen Juventus iyo Barcelona.
Wadani.com