Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Galmudug»Deegaanada Caad & Ceel-Cabdi oo Al-Shabaab lagu laayey (War-saxaafadeed Galmudug]

    Deegaanada Caad & Ceel-Cabdi oo Al-Shabaab lagu laayey (War-saxaafadeed Galmudug]

    February 21, 20162 Mins Read Galmudug
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    21 February 2016 – Dowladda GalMudug ee Soomaaliya ayaa shacabka deegaanada Caad & Ceel-Cabdi ku tilmaantay geesiyaal u istaagay danahooda kuna laayey 22 Al-Shabaab maliishayadooda ka tirsan.

    Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska Mudane Mohamud Aden Osman (Mesagaway) ayaa sheegay in shacabka GalMudug gaar ahaan shacabka deegaanada Caad & Ceel-Cabdi ay yihiin geesiyaal diiday in maleeshiyaadka Al-Shabaab ay qasbaan oo argagax joogta ah ku hayaan. Wasiir Mesagaway ayaa yiri “Shacabka deegaanada Caad & Ceel-Cabdi oo kaashanaya ciidamada GalMudug ayaa maanta dagaal la galay kooxo maleeshiyaad ah oo shacabka deegaanka ku hayey argagax iyo cagajugleen joogta ah.

    Dowladda GalMudug ee Soomaaliya waxey soo dhoweyneysaa shacabka yiri kooxaha argagaxisada ah waa inaan iska caabinaa oo dagaal la galay isla markaasna ka dilay maleeshiyaadka argagaxisada 22 ruux tanoo ah guul u soo hoyatay shacabka.”

    Wasiir Mesagaway oo hadalkiisa sii wata ayaa yiri “Waxaa la joogaa waqtigii shacabka ay oran lahaayeen dooni meyno argagax, dagaalkii maantana waa tusaale fiican oo aan rabno in shacabka Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan ay iska dulqaadaan argagaxa joogtada ah ee kooxaha Al-Shabaab. Dagaalkii maanta ka dhacay Caad & Ceel-Cabdi waxaa kooxaha argagaxisada looga dilay 22, isla markaasna looga dhaawacy 30 ruux. Dhanka shacabka iyo ciidanka GalMudug waxaa ka shahiiday hal ruux, waxaana dhaawac soo gaaray hal ruux.

    Ciidanka GalMudug iyo shacabka oo iskaashanayana waxey soo furteen hub fara badan iyo saanad ay kooxaha argagaxisada ah ku damacsanaayeen in shacabka ku gumaadaan. Deegaanka Caad & Ceel-Cabdina waa laga saaray kooxihii argagaxsiada ahaa shacabka deegaankana waxey caawa ku seexanayaan neecow nabad ah iyo amni la isku haleyn karo.”

    Wasiir Mesegaway ayaa ugu danbeyntii ugu baaqay shacabka GalMudug inay ciidamada la shaqeeyaan si amniga deegaanka loo sugo.

    DHAMAAD

    Maxamuud Aadan Cusmaan
    Wasiirka Warfaafinta Hanuuninta Dhaqanka & Dalxiiska

    Alshabab Galmudug Mesagowaa
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleCiidamo dhac u geystay xaruntii Xawaaladda Dahabshiil ee Magaalada Marka
    Next Article Guddoomiye Jawaari oo soo xiray shirkii Baarlamaanada Maamul Goboleedyada Soomaaliya [SAWIRRO]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo