Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 3
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»BREAKING NEWS»DEGDEG: Alshabaab oo War kasoo saartay Qaraxii Ex. Kontrol [Sheekh Cali Dheere oo qiray inay ka dambeeyeen Qaraxa..]

    DEGDEG: Alshabaab oo War kasoo saartay Qaraxii Ex. Kontrol [Sheekh Cali Dheere oo qiray inay ka dambeeyeen Qaraxa..]

    December 30, 2019Updated:December 30, 20191 Min Read BREAKING NEWS
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Alshabaab ayaa Wararka ayaa sheegaya kasoo saartay Qaraxii 28-kii bishan ka dhacay Ex. Kontrol Afgooye ee dhaliyey qasaaraha faraha badan ee dhimashada iyo dhaawaca leh.

    Afhayeenka guud ee Alshabaab Sheekh Cali Dheere oo shir jaraa’id u qabtay Warbaahinta Alshabaab ayaa ka hadlay arrintan, isagoo sheegay inay Alshabaab ka danbeysay qaraxa ayna la beegsadeen Kolonyo isugu jirta Turki iyo ciidamada dowladda Soomaaliya oo la gaarsiiyey qasaare xoog leh, sida uu yiri.

    Afhayeenka Alshabaab ayaa qiray in qasaare badan oo isugu jira dhimasho, dhaawac iyo burbur hantiyeed kasoo gaaray dad shacab ah oo qaraxaas la kulmay xilli ay wadada marayeen, taasoo uu sheegay inaan loola dan lahayn, ayna ka xun yihiin, wuxuuna ku adkeystay inay sii wadi doonaan beegsiga Turkiga.

    Sheekh Cali Maxamud Raage oo farriin cod ah soo duubay ayaa faahfaahiyey, cudurdaarna u sameeyay dagaalka ay kula jiraan dowladda Soomaaliya, wuxuuna ku dooday in dadkii shacabka ahaa ee ku dhintay ay yihiin Shahiid.

    Arrintan ayaa soo baxday saacado kadib markii sirdoonka Soomaaliya uu soo saaray warbixin hordhac ah oo lagu sheegay in dowlad shisheeye ay ku lug lahayd, inkastoo aan la shaacin dowladaasi.

    HALKAN KA DHAGEYSO QEYB KA MID FARRIINTA

    Sh. Cali Dheere: “Waxaan aad iyo aad uga xunnahay Qasaaraha gaaray dadka Muslimka ah [Dhageyso Farriin aan hore loo arag]
    Alshabab Qarax Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleIs-rasaaseyn Caawa ka dhacday Magaalada Dhuusamareeb iyo Ra’iisal wasaare Kheyre oo ku sugan..
    Next Article Sh. Cali Dheere: “Waxaan aad iyo aad uga xunnahay Qasaaraha gaaray dadka Muslimka ah [Dhageyso Farriin aan hore loo arag]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo