Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»BREAKING NEWS»Alshabaab oo Weerar ku qaaday Degaanka Camaara iyo Wararkii ugu danbeeyay…

    Alshabaab oo Weerar ku qaaday Degaanka Camaara iyo Wararkii ugu danbeeyay…

    August 24, 2021Updated:August 24, 20212 Mins Read BREAKING NEWS
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wararka laga helayo Gobolka Mudug ayaa sheegaya in saaka aroortii aya maleeshiyada Alshabaab weerar culus ku qaadeen degaanka Camaara ee Koonfurta Mudug.

    Weerarkan oo ahaa mid kedis ah ayaa ku bilowday Qarax loo adeegsaday Gaari, waxaana xigay dagaal xoog leh oo dhex maray labada dhinac, waxaana war kaso baxay saraakiisha ciidamada xoogga dalka lagu sheegay inay ka hortageen weerarka Al Shabaab kusoo qaadeen Saldhiga Ciidanka Xooggu ku leeyihiin magaalada camaara ee Koonfurta Gobolka Mudug.

    Saraakiisha Xoogga Dalka qeybta 21 ayaa Warbaahinta dowladda kasoo xigatay inay qasaaro Xooggan gaarsiiyeen Maleeshiyaadkii kusoo duulay magaalada camaara ayna soo bandhigi doonaan.

    Wararka laga helay dadka degaanka ayaa sheegaya in Alshbaab ay markii hore la wareegtay saldhigga, balse weerar rogaal celin ah looga saaray, iyadoo qasaare fara badan laga soo sheegay inuu dhaliyay dagaalka.

    Dhinaca kale war kasoo baxay Alshabaab ayaa lagu sheegay inay cagta mariyeen saldhigii ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug e degaanka Camaara, ayna qasaare lixaad leh gaarsiiyeen.

    Warka Alshabaab ayaa sidoo kale lagu sheegay inay la wareegaan Saldhigga ayna qabsadeen gaadiid dagaal iyo sanad, laakiin ma jirto cid xaqiijisay oo ka madax bannaan labada dhinac, waxaana la xaqiijiyey inuu dagaal culus aroortii saaka halkaasi ka dhacay….

    Camaara ayaa ka mida degaano dib looga qabsaday Alshabaab, kadib howlgalkii ka dhacay Koonfurta Mudug ee ciidamada huwanta ku qaadeen halkaasi.

    LA SOCO WIXII SOO KORDHA…

    Alshabab Dagaal Galmudug Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMaxaa kasoo baxay Shirkii Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo Midowga Musharixiinta? Rooble oo la kulmaya..
    Next Article Madaxda Maamul Goboleedyada oo 24 kadib ogolaaday in isbedel lagu sameeyo Habraacyadii ay saxiixeen

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo