Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 3
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»BREAKING NEWS»Doorashada Kursi Qalalaase dhaliyey oo ka bilaabatay Magaalada Beledweyne iyo Shan musharax..

    Doorashada Kursi Qalalaase dhaliyey oo ka bilaabatay Magaalada Beledweyne iyo Shan musharax..

    March 14, 2022Updated:March 16, 20221 Min Read BREAKING NEWS
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa goor dhow magaalada Beledweyne ka bilaabatay Doorashada kursi qalalaase badan dhaliyey oo ay klu tartamayaan shan murasharax oo midkooda haweeney tahay.

    Kursigan HOP004 oo uu hore ugu fadhiyey xildhibaan Maxamed Xasan Qoone oo isaga haray, ayaa waxaa la isku khilaafay in la furayo iyo in kale, waxaana ilaa xalay socday is mari-waaga qabashada doorashada kursigan.

    Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo maanta faragelin ku sameeyay, isna hor taagay qabashada doorashada yaa la sheegay in la qanciyay.

    Guddiga Doorashada Hirshabelele ayaa shaaciyey in dib u dhac saacado ah kadib uu goordhow bilaabanayo doorashda Kursiga tursigiisu yahay HOP#004, waxaana ku tartamayaan murashixiinta kala ah:

    1- Cabdi Daahir Cismaan : Wasiirkii hore ee Waxbarashada dowladda Federaalka

    2- Cabdinasir Xaaji Shirwac Maxamed: Musharax hore madaxweynaha Hirshabelle

    3- Bilan Bile Maxamed: Haweeneyda kaliya ee ragga kula tartameysa kursigan

    4- Faarax Salaad Dharaar: Aghasimihii hore ee SNTV.

    5- iyo Maxamed Maxamuud Cabdulle: Wasiirka Maaliyadda Hirshabelle

    BELEDWEYNE Doorashada Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleK/Galbeed oo Dooraneysa kursi la hakiyey (Xubin ka tirsan FEIT oo keligiis fasaxay kursiga)
    Next Article Beledweyne: Laba Musharax oo u gudbay wareega 2aad ee Doorashada adag, Kursiga HOP004

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Sacuudiga oo ku dhawaaqay dhalashada Bisha Dulxaj ee Carafo iyo maalmaha Ciidul Adxaa

    May 27, 2025

    Xasan Kheyre oo soo saaray dalab culus u diray madaxweyne Xasan Sheekh

    May 27, 2025

    Sheekh Shariif oo Madaxda Dowladda Somaliya ku eedeeyay xaalad ka taagan Degmo ka tirsan Muqdisho

    May 27, 2025

    Wararkii ugu dambeeyay ee abaabul ka socda Hiiran ee dib loogu qabsanayo Aadan Yabaal

    May 27, 2025

    Ciidamada Dowlada iyo Macawisleyda Hiiraan oo isu diyaarinaya dib qabsashada Aadan Yabaal

    May 27, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo