Waxaa hadda soo dhammaatay tirinta codadka Doorashada Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Doorashada oo ay codeeyeen senatorada Aqalka Sare ee Baarlamaanka waxaa ku guuleystay XILDHIBAAN CABDI XAASHI CABDULLAAHI oo cod aqbaliyad oo gaaraya 40 cod helay.
Codadka intooda badan waxaa helay Cabdi Xaashi C/llaahi iyadoo ninkii la tartamayay ee Mustafe Maxamuud Qodax uu helay codad kooban.
Guddiga Doorashada ayaa ku dhawaaqi doonta natiijada rasmig ah, iyadoo sacab fara badan u dhacay markii la gaaray codadkii uu ku guuleysan lahaa.
HALKAN KA AKHRISO NATIIJADA RASMIGA AH
Wadani.com