Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa caawa soo saaray go’aan ku aadan sida loo Maareynayo Mooshinka xil ka qaadista Madaxweynaha kadib markii la sugayay mudo ka badan saddex toddobaad.
mareegta Wadani.com oo heshay Qoraal uu Guddoomiye Jawaari ayaa cinwaan looga dhigay: Maareynta Mooshinada ku saabsan Tuhumada gabood-falka ka dhanka ah Madaxweynaha.
Go’aanka Guddoomiyaha Baarlamaanka hoos ka akhriso:
Wadani.com
[ad name=”HTML-1″]