Labada musharax ee Khadiija Maxamed Diiriye iyo Sicid Xuseen Ciid ayaa ka tanaasulay tartanka doorashada guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamanka.
Labadan musharax ayaa sheegay inay ka harayaan tartanka isla markaana ay u fududynayaan Guddiga, waxaana isugu soo haray labada musharax.
C/weli Sheekh Muudey iyo
Faarax Sheekh C/qaadir
Wareega saddexaad ayaa toos loogu gudbay waxaa lagu kala bixi doonaa cod hal dheeri ah iyadoo doorashada ay bilaaban doonto dhowaan.