Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»BREAKING NEWS»Mareykanka oo kulan Degdeg ah isugu yeeray Golaha Amniga Qaramada Midoobay.

    Mareykanka oo kulan Degdeg ah isugu yeeray Golaha Amniga Qaramada Midoobay.

    June 13, 2019Updated:June 14, 20192 Mins Read BREAKING NEWS
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in dowladda Mareykankan ay kulan degdega isugu yeertay Golaha Ammaanka Q/Midoobay.

    Shirkan ayaa looga hadlayaa laba weerar oo maanta lagu qaaday maraakiib shidaalka qaada oo mareysay Badda Cumaan ee Khaliijka oo u dhaxeysa dalalka Imaaraadka iyo Cumaan, iyadoo waxyeelo weyn soo gaartay maraakiibtan, lagana daad gureeyay shaqaalihii la socday.

    Golaha Ammaanka Q/Midoobay ayaa kulankooda uga doodi doona weerarrada lagu qaaday maraakiin dhowr ah oo mareysay Badda Khaliijka, iyadoo Ruushka uu ka digay in arrintan loo adeegsado falal ka dhan ah dalka Iiraan. Mareykanka ayaa olole ug jirta inuu weerarradaasi ku eedeyo dalka Iiraan.

    Kulanka Golaha Ammaanka ee degdega ah ayaa noqon doona mid ay albaabada u xiran yihiin xilli ay sii kordheyso xiisadda ka taagan barriga dhexe, ayna sii kordheen weerarrada ka dhanka ah Maraakiibta shidaalka, taasoo keentay inuu sare u kacdo shidaalka dunida.

    Markabka shidaalka qaada ee Front Altair ee laga leeyahay dalka Norway ayaa maanta lagu weeraray Gacanka Cumaan, waxaana la sheegay in saddex qarax laga maqlay markabka, balse aysan cidna ku dhaawacmin.

    Markab kale oo lagu magacaabo Kokuka Courageous ayaa sidoo kale lagu weeraray isla aagga Badda Cumaan.

    Dhinac kale, ciidamada badda Iran ayaa soo bad-baadiyey 44 qof oo ah shaqaalaha laba Markab oo saliidda qaada oo dab uu ka kacay kadib dhacdo ku qabsatay gacanka Cuman, sida ay sheegtay wakaaladda wararka Iran ee IRNA.

    Mid ka mid ah maraakiibka oo sita calanka jaziiradda Marshall Islands ayaa kiimikada shidaalka lagu daro ee Ethanol kasoo qaaday dalka Qatar una socda Taiwan, waxaana saarnaa 23 shaqaale. Markabka kale oo ay saarnaayeen 21 shaqaale, ayaa sita calanka dalka Panama, wuxuuna kasoo tagay dalka Sacuudiga una socda Singapore.

    Gulf Iran Top UNSC US
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXildhibaan Axmed Rashiid oo jirdil kula kacay xildhibaan Faduma & Dacwad lagu furay. [Daawo]
    Next Article Maxaa looga hadlay kulankii Golaha Wasiirada Somalia? [Heshiis lala galay Qatar oo la meel mariyey]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo