Wararka ka imanaya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in qarax uu ka dhacay maqaayad ku dheggan xafiiska Dahabshiil ee magaalada, gabal dhicii maanta xilliga Baydhabo.
Weerarkan aya ala sheegay inuu gaystay dhimahso iyo dhaawac. Ilo goobjoog ah ayaa u sheegay in ilaa afar qof ay dhinteen tiro kalena ay dhaawacan tay.
Qaraxan ayaa la sheegay inuu ka dhacay goob sannadkii hore ay qaraxyo ka gaysteen maleeshiyada ururka Al-Shabab.
FAAHFAAHIN: Qarixii Is-miidaaminta ahaa ee Baydhaba iyo Qasaaraha oo sii kordhay