Wararka hadda laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax xoog leh uu goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan wadada mashquulka badan ee Maka Almukarama.
Qaraxa ayaa ahaa mid xoog leg oo uuro badan hawada ku qariyay, waxaana laga maqlay degmooyinka ka mida gobolka Banaadir, qaraxa kadib waxaa la maqlay rasaas halkaasi ka dhacday, iyadoo jidka uu xirmay.
Lama oga qasaaraha qaraxa dhaliyay iyo cidda lala beegsaday…
Wadani.com