War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qaraxyo is miidaamin ah ay ka dhaceen dalka Raashiya, gaar ahaan gobolka Stavropol.
Wararka ugu horeeya ee qaraxyadan ayaa sheegaya in qaraxyada ay ahaayeen saddex qarax oo waaweyn oo mar kaliya ruxay magaaladaasi.
Wakaalada Wararka Interfax ayaa sheegtay in saddex is-miidaamiye la dilay oo aanay jirin cid wax ku noqotay.
Faahfaahinta la soco….
Wadani.com