Friday, May 16, 2025

DEGDEG: Qaraxyo & weerar lagu qaaday hoteelo ku yaala Muqdisho

Qarax iyo rasaas ayaa ka dhacday goor dhoweyd oo ku beegan maqribnimadii  markii afurka loo fariistay Hotelka Weheliye ee magaalada Muqdisho, halkaasoo la sheegay in koox dabley Alshabaab ah ay gudaha u galeen.

breaking-news2

Rasaas xoog leh ayaa socota iminka iyadoo ciidamo badan oo ka tirsan dowlada ay xireen wadada Maka Almukarama oo ay ku yaallaan hotelo fara badan.

Ad

Weerarka ayaa ku bilowday qaraxyo dhowr ah, qaraxa hore ayaa ka dhacay Km4, qarax kale ayaa ka dhacay albaabka madaxtooyada, iyadoo wararku shaagayaan in weerar lagu qaaday hotel Siyaad.

Ciidamo badan ayaa xiray hotelka Siyaad oo la sheegay inay weerar ku qaadeen kooxo hubeysan

Wakaalada wararka ayaa laga soo xigtay in weerarada ay ilaa hadda ku dhinteen 4 qof, waxaana weli socda rasaas teelteel ah. Waxaa laga cabsi qabaa in qasaaruhu sii bato.

- Advertisement -

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

 

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON