Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»DEGDEG: Qeybtii labaad ee musharixiinta oo sheegay inay qaadaceen Dooda musharixiinta Madaxweynaha

    DEGDEG: Qeybtii labaad ee musharixiinta oo sheegay inay qaadaceen Dooda musharixiinta Madaxweynaha

    January 31, 20171 Min Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Qeybtii labaad ee musharixiinta u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay inaysan ka qeybgaleynin dooda musharixiinta qeybteeda labaad.

    12 musharax ayaa loo qoondeeyya inay ka qeyb galaan qeybta labaad ee dooda musharixiinta madaxweynaha oo loo asteeyay inay dhacdo 2:00 Duhurnimo ee xilliga Muqdisho, laakiin waxaa hareeyay khilaaf ka dhashay qaabka loo tebinayo iyo cidda tebineysa dooda.

    Musharax Maxamed Cali Ameriko ayaa sheegay inay ka xun yihiin qaabka dooda loo maareeyay iyo in saxaafadda madaxa bannaan loo diido inay tebiso, wuxuuna sheegay isagoo ku qornaa qeybta labaad ee dooda inuusan ka qeyb geli doonin.

    Qodobka doodwadaag ay yeesheen mushariixiinta u taagan xilka madaxweynaha ayaa ahaa mid cusub oo ay soo kordhiyeen Baarlamaanka, waxaana fulintiisa ka yimid caqabado badan oo muujinaya is aaminid la’aanta ka dhex taagan siyaasiyiinta iyo hay’adaha dowladda.

    Wadani.com

    Dooda Musharixiinta Doorashada madaxweyne
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous Article12 Musharax oo ka baxay Doodii Musharixiinta Madaxweynaha [Faahfaahin & wararkii ugu danbeeyay]
    Next Article Tarsan: “Xasan iyo Maareeye ayaa heysta TV-ga Qaranka, waana ceeb in Doodii sidaas loo bedelo…” [DHAGEYSO]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo