Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Weerar ka dhacay Muqdisho oo lagu diley Dad Gaari la socday & wararkii ugu danbeeyay

    Weerar ka dhacay Muqdisho oo lagu diley Dad Gaari la socday & wararkii ugu danbeeyay

    August 5, 2018Updated:August 5, 20182 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in weerar ka dhacay magaalada Muqdisho lagu laayey dad la socday Gaari yar oo nooca raaxada ah.

    Weerarkan ayaa goor dhoweyd ka dhacay Xaafadda Sey Biyaano agagaarka suuqta Beerta Qaadka ee degmada Hodon, magaalada Muqdisho, waxaana geystay Gaari Cabdi bile ay oo rasaas ku bilaabay Gaari yar oo Gaari nooca raaxada ah,  waxaana lagu furay rasaas darandoori ah, iyagoo rasaas ku jawaabay.

    Baabuurka rasaasta lagu furay ayaa waxaa la sheegay in ay saaraayeen Sedex nin oo dhar shacab ah balse hubeysnaa, Baabuurka rasaasta lagu furay la sheegay inay eryanayeen Ciidamada amaanka, markii danbena Rasaas ayay is-weydaarsadeen  labada dhinac.

    Waxaa goobta ku dhintay labo ka mida dableydii Gaariga yar wadatay, waxaana  baxsaday darawalkii gaariga waday, waxaa kaloo halkaasi ku geeriyooday qof rayid ah, iyadoo uu dhaawac oo gaaray askari mid kamida ciidamdii weerarka qaaday ee la socday Cabdi Bilaha.

    Waxaa goobta yaalla meydadka Labadii qof ee baabuurka ku jirtay, waxaana lagu kala cararay goobta iyadoo laga cabsi qabo in gaariga ay waxyaabo qarxa saaran yihiin, halka ciidamada amniga ay xireen halkaasi.

    Falkan saaka ka dhacay Muqdisho ayaa ka mida dilalka sii kordhaya ee ka socda caasimadda oo faraha ka sii baxaya, waxaana Muqdisho maanta ka socda bannaanbax looga horjeeda dilalka qorsheysan ee  ka dhacaya magaalada.

    WARARKII UGU DANBEEYAY HOOS KA AKHRISO

    Faahfaahin: Ciidamada Amniga oo magaalada Muqdisho ku dilay Dabley hubeysan oo Gaari wadatay

    Dil Muqdisho Weerar
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleRa’iisal wasaare Kheyre oo u dhoofay dalka Suudaan [Maxaa keenay inuu baaqdo Madaxweyne Farmaajo?]
    Next Article SAWIRRO: Bannaanbax looga horjeedo Dilalka qorsheysan ee Dhalinyarada oo ka socda Muqdisho

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo