Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in qarax gaari lagu soo xiray waxyaabaha qaraxa uu goor dhoweyd ka dhacay caasimadda.
Qaraxa la sheegay mid lagu xiray Gaari, isagoo ka dahcay agagaarka Isgoyka Banaadir, degmada Hodan, waxaan goobta xiray ciidamada amniga, iyadoo wararku sheegayaan in Gaarigala qarxiyey uu aha TOYOTA loo yaqaan Qooqan oo qaraxu qabsaday xilli uu socday.
Qaraxa kadib ayaa gaariga la sheegay inuu dab qabsaday, waxaana laga cabsi qabaa inay waxyeello kasoo gaartay dadkii saarnaa..
LA SOCO…