Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Degmada Wadajir lacag qasab ah ku soo rogtay Gaadiidka dadweynaha [DOKUMENT]

    Degmada Wadajir lacag qasab ah ku soo rogtay Gaadiidka dadweynaha [DOKUMENT]

    May 2, 20162 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Degmada Wadajir lacag qasab ah ku soo rogtay Gaadiidka dadweynaha
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Maamulka Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir ayaa lacag lagu sheegay khidmad oo gaareysa $100 ku soo rogay Gaadiidka Dadweynaha BL ee ka shaqeeya degmada Wadajir.

    Lacagtan ayaa sabab looga dhigay in loo kaashanayo Deyn la sheegay inay ka hartay dhismaha Wadada Buuloxuubey ee dhowaan la dayactiray.

    Waxaa Gaadiidka dadweynaha loo qabtay inay muddo 10 maalmood ah ku bixiyaan lacagta la dul saaray iyagoo ku shubaya Xisaab laga furay Bankiyada Salam Somali Bank iyo Dahabshiil.

    Arrintan ayaa qeylo dhaan ka keentay gaadiidka dadweynaha ee intooda badan ah kuwa loo yaqaan Homey oo ka shaqeeya jidka Buuloxuubey, waxayna qaarkood joojiyaan inay maraan wadadaasi.

    Lacagtan  cusub ayaa dad badan shaki ka muujinayaan, iyadoo hore lacago badan looga qaaday dadweynaha degaanka, kuwa laamiga saaran, arday iyo samafalayaal badan oo lacago ku bixiyay dhismaha, waxaana kadib dhismaha dhacday inaan wax xisaab xir ah la soo bandhigin iyo sida dhaqaalihii la ururiyay loo isticmaalay.

    Lacagta cusub ee lagu soo rogay Gaadiidka dadweynaha ee taga degmada Wadajir ayaan la ogeyn cidda maamuleysa, waxaana amarkeeda bixiyay Guddoomiyaha Degmada Wadajir Axmed Cabdulle Afrax. Arrintan ayaa kasoo horjeedaa amarkii hanti dhowrka guud ee Qaranka ee ahaa in Boonooyinka lagu qaadayo lacagta dowladda ay noqdaan kuwa xisaabiyaha guud leeyahay oo mas’uuliyiinta degmooyinka Gobolka Banaadir aanay sameysan karin boonooyin ay lacag ku qaadeen iyo xisaabo u gaara.

    DAAWO AMARKA KHIDMADDA LAGU SOO ROGAY GAADIIDKA

    Wadajir
    Degmada Wadajir lacag qasab ah ku soo rogtay Gaadiidka dadweynaha

    Wadani.com

    Axmed Cabdulle Degmada Wadajir Guddoomiyaha Wadajir Jidka Buulo xuubey Lacag qasab ah BL
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleCiidamada dowladda oo caawa dib ula wareegay degmada Ruunirgood
    Next Article Female Somali refugee sets herself alight on Nauru

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo