Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Qormooyinka»Dhacdooyinkii ugu waaweynaa ee Amni & Sanadkii koowaad ee Madaxweyne Farmaajo [Taliya ka tirsanaa NISA]

    Dhacdooyinkii ugu waaweynaa ee Amni & Sanadkii koowaad ee Madaxweyne Farmaajo [Taliya ka tirsanaa NISA]

    February 9, 20182 Mins Read Qormooyinka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxa dhacay 33 werar drone duqeyn cirka oo inta badan lagu laayey shacab Somaliyed inkasta oo aan qiyaaseyno in hadafku aha Alshabab in lagu dilo. Waxa Al-shabab qabsadeen 9-12 xarumo Ciidan oo ay ku dileen 450 Askari Kuna qaateen Saanad iyo sir ciidan, Amisom iyo SNA labadaba.

    May, 2017, waxa la xareyey 1500 Askari oo loogu magac daray xasilinta G Banadir. Waxna ma xasilin.

    Waxa shirkii London UK, lagu soo balan qaaday waxyaabo badan in dowladu wax ka qabato, Sida diyaarinta 18 Kun ciidamo cusub oo military ah, 32 kun ciidamo Police ah, 4 kun ciidamo commandos ah iyo qorshihii horumarinta barnaamijkii la magac baxay Unkida Hanaan amni Qaran. (National Security architecture), intubana ma suuragalin.

    June, 2017, wuxuu Farmajo balan qaaday in uu 3 bilood Hay’addaha amniga wax uga qabanayo. iyana Ma dhicin.

    August 2017, waxaa dhacay Xasuuqii shacabka iyo beeralayda reer Bariire, kaas oo lagu diley 10 qofood oo wiil yari ku jiray. Dowladu waxa ay balan qaaday in ay gudi soo baara dhacdadaas u saarto, Mag dhowna ka bixiso dadkii la xasuqay. Mana dhicin.

    Muwaadin Soomaali ah oo lagu magacaabo C/kariin Sh Muuse Qalbidhagax ayaa loo dhiibay Itoobiya, iyadoona Baarlamaanka Soomaaliya uu dhiibista Muwaadinkaasi ku macneeyay Qiyaamo Qaran, balse ma jirto cid loo maxkamadeeyay ama ku waysay Masuuliyaddii ay haysay.

    Sept 2017, Waxaa dagaal Siyaasadeed ay abaabushay lagu qaaday Maamul Goboleedyadda Galmudug iyo Koonfur Galbeed, Taas oo aad hoos igu dhigtay awoodii federal ka.

    October 2017, qarixii Zoobe oo ay ku dhimatay 600, in ka badan 1000 Kalena dhawacmeen, sidoo kalana dad badan lagu waayay Nolol iyo Geeri ayaa dhacay, mana jirto cid lagala xisaabtamay.

    28 kii isla Bishaas waxaa dhacay werarkii Hotel naasa hablood. Waxana lagu laayey dad badan oo ay ku jireen masuuliyiin waa weyn. Waxana xilkii ku wayey 2 labadii Taliye nisa iyo police ka oo ilaa iyo hada banaan.

    Werarkii Hay’adda NISA, ku qaaday Xarunta Xisbiga Wadajir, oo lagu dilay 5 waardiyihii Gurigaas Laguna dhaawacay dhowr qofood uu ka mid ahaa Siyaasiga weyn Abdirahman Abdishakur oo xabsiga loo taxaabay.

    Werarkii ay Ciidamada NISA ku qaadeen Guriga Senetor Abdi Hassan Awaale.

    Shacabka la diley sanadkii uu talada hayey Madaxweyne Farmajo waxa ay gaarayaan in badan 5000, sida ku cad Warbixinta UN-ka.

    W.Qoray: C/salaan Yuusuf Guuleed -Taliye Xigeenkii Hore ee NISA

    8da Febraayo C/salaan Yuusuf Guuleed Farmaajo NISA Taliye NISA
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleC/raxmaan C/shakuur oo Shan su’aallood ka keenay jawaabtii Madaxweyne Farmaajo ee dhiibistii Qalbi-dhagax [Akhriso]
    Next Article Guddiga Amniga Gobolka Bari oo xilkii ka qaaday Taliyaha Booliska & Taliyaha oo ku gacan seyray [QORAAL]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo