Xildhibaan Aadan Maxamuud Nuur (Aadan Saransoor) oo ka mid ah siyaasiyiinta Koonfur Galbeed iyo xildhibaan hore ayaa ka hor yimid doorasho ka dhacday Baydhaba.
Wuxuu sheegay in loo diiday inuu ka war helay kursigi uu hore ugu fadhiyay ee uu musharax u ahaa oo qof loo doortay isagoo aan ogeyn. Wuxuuna doorashadaasi ku tilmaamay mid xaaraan ah.
DHAGEYSO SARANSOOR
Wadani.com