Beesha Sheekhaal ayaa muddo 24 saacadood ah u qabatay madaxweynaha Galmudug inuu jawaab cad uga soo bixiyo laba arrimood oo meel ka dhac ku ah beeshaasi.
Beesha ayaa ku eedeysay maamulka Galmudug inay Suldaanka beesha loo diiday in la xareeyo, kana mid noqdo ergada, isla markaana Beesha aan xubin laga siin Aqalka Sare ee baarlamaanka ee Maamulka Galmudug.
DHAGEYSO
Wadani.com