Taliyaha ciidamada ilaalinta degaanka Qeybta Waliyow Cadde Gaashaanle Isxaaq Xuseen Aadan ayaa ku eedeeyay ilaalada Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa inay si bareer ah u dhaawacmeen ciidamo ka tirsan ilaalada degaanka Xamar.
Taliyaha ayaa beeniyay war uu sheegay xildhibaan Dalxa, wuxuuna sheegay in ilaaladiisa ay si ula kac ah u rasaaseeyeen ciidankii ilaalada degaanka degmada Hodon oo isaga hoos yimaada oo uu ku jira taliyihii degmada Hodon C/qaadir Sheekh Cilmi dhaawac culus ah, khasnajigii iyo laba askari oo dhammaantood dhaawac ah.
DHAGEYSO TALIYAHA
Wadani.com
http://goobjooge.com/xildhibaan-dalxa-oo-weerar-afka-ah-ku-qaaday-wakaaladda-wararka-ee-sonna-dhageyso/