Madaxweyne ku xigeenkii hore ee maamulka Jubba, ahna senator ka tirsan Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa baaq xambaarsan dareen xoog leh ka soo saaray dagaalka Gaalkacyo.
Jeneraal C/llaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) oo si qiiro leh u hadayay ayaa ka codsaday labada maamul ee Galmudug iyo Puntland inay dagaalka joojiyaan, waxgaradka labada dhinacna u istaagaan sidii loo damin lahaa colaadda.
DHAGEYSO CODKA JENRAALKA