Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) ayaa khudbadii uu ka jeediyay Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka Somalia ka sheegay in shacabka Soomaaliyeed looga baahan yahay dareenkooda inay muujiyaan oo ay helaan qaab ay fekerooda ku cabiri karaan.
Dhinaca sare ka daawo khudbada Axmed Madoobe.
Wadani.com