Madaxweynihii hore ee Maxamed Axmed Caalin ayaa si kulul uga hadlay go’aanka ay Puntland ku xiray koontaroolka magaalada Gaalkacyo.
Shir jaraa’id oo uu ku qabt Muqdisho ayuu ka sheegay in Puntland ay la socdaan tallaabada ay qaaday, wuxuuna ku hanjabay haddii ay sii socoto inay dhinacooda xiri doonaan xuduudka.
DHAGEYSO CODKA CAALIN
Wadani.com