Siyaasiga Salaad Cali Jeelle ayaa kashifay sida Doorashada 2016 ay u socoto iyo qorshaha Madaxweyne Xasan Sheekh ku doonay inuu musuq kula wareego kursiga mar labaad.
Siyaasiga Salaad Cali Jeele ku eedeeyay madaxweynaha Sooomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud in uu lacago fara badan ku bixiyay kuraasta qaar ee xildhibanada cusub waxa uuna sheegay in lacagahasi ay yihiin hantidii Qaranka waa siduu hadalka u dhigaye.
Kursiga madaxweynaha ayuu sheegay in lacagta loo diyaariyay xil dhibaan ay gaarayaan $200,000 ayna gaari karto ilaa 1,000, 000 (Hal Milyan oo doolar).
DHAGEYSO SALAAD CALI JEELLE.
Wadani.com