Shariif Sheekh Axmed ayaa weerarkii ugu weynaa ku qaaday madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, kadib markii uu maanta dib ugu soo laabtay dalka.
Shariifka oo ah musharax u taagan xilka madaxweynaha dalka ayaa Xasan Sheekh ku eedeeyay inuu dhacay hantida, Qaran isla markaana ku fashilmay hogaanka dalka iyo balanqaadyadii lagu doortay oo dhan.
DHAGEYSO CODKA SHARIIF SHEEKH AXMED
Wadani.com