Cumar C/rsahiid ayaa eedeyn kulul u jeediyay dowlado taageeraya shaqsi gaara oo doonaya inuu noqdo madaxweyne.
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid ayaa shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho isagoo si aan hore looga baran eedeyn ugu jeediyay dalal deris ah oo uu sheegay inay faragelin ku hayaan Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.
DHAGEYSO CUMAR C/RASHIID
Cumar C/rashiid ayaa la sheegay inay taageeradii ay u balanqaadeen kala noqdeen dowladaha Imaaraadka Carabta iyo Kenya, taasoo keentay inuu afka furto.
Wadani.com