Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Madaxtooyada»DHAGEYSO WAREYSI: Madaxweyne Xasan Sheekh: “Musharax ayaan sidan ku ahay, dalkana kama jirto dowlad damjadiid leedahay”

    DHAGEYSO WAREYSI: Madaxweyne Xasan Sheekh: “Musharax ayaan sidan ku ahay, dalkana kama jirto dowlad damjadiid leedahay”

    October 14, 20152 Mins Read Madaxtooyada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Xasan Sheekh oo war cad ka soo saaray arrin laga cabsi qabay
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si cad ugu  dhawaaqay inuu yahay Musharax u taagan markii labaad tartanka Madaxweynaha dalka, marka la gaaro sanadka 2016-ka oo la filaayo doorasho aan qof iyo cod ahayn inay dalka ka dhacdo.

    xasanxq

    Madaxweynaha ayaa la hadlayay Golaha 88-aad oo ka dhisan Qurbaha oo ah Gole ay ku mideysan yihiin Jaaliyaddo Soomaaliyeed, wuxuuna sheegay inuu yahay Musharax u taagan qabashada hogaanka dalka, xilliga la gaaro waqtiga doorashada. wuxuuna meesha ka saaray jiritaanka qorshe ku aadan muddo kororsi oo sheegay inay dhibaato badan leedahay.

    “Haddii aanan gaari karin hal cod iyo hal qof inaan kororsano dhibaato ayay leedahay, Kororsiimada horay ayaan u soo aragnay waa ay dhib badan tahay oo qaladaad badan ayay leedahay, qaladaadka shalay aan galnay yeeynaan gelin oo macno beeline maanta wixii aan hortagno intaan ka tashano oo aan isku raacno beri waxaan rabaa shacabka Somaliyed, hadii shalay 135 Oday Baarlamaanka noo keentay, beri waxaan rabaa dad Somaliyed oo kumanaan gaaraya inay ka qayb qaataan Dowladda cusub ee imaanaysa, kumanaankaas dad matalaya” ayuu yiri Madaxweynaha oo Golaha 88 la hadlayay.

    “Hadidi Soomaalidu   ii garato aniga inaan mar kale sii joogo waan sii joogayaa, hadii aysan ii garan oo qof kale ay doortaan oo Cali, ama Jaamac, ama Caasho la dhaho ay u gartaan waxaan raalli ka ahay inaan qofkaasi kale ku wareejiyo, waxaan rabaa inaan dhaqan cusub iyo wado cusub inaan jideeyo, Musharax waan ahay sidaas ayaan Musharaxa ku ahay.” Ayuu yiri Madaxweynaha Soomaaliya.

    Madaxweynaha oo sii waramaya, ayaa sheegay waligiis inuusan ka mid noqon Urur Diimeed, xilli awooda dalka lagu xaglinaayo Ururka Damul Jadiid, inkastoo Madaxweynaha uu beeninaayo in uu ka mid yahay Ururkaasi. “Anigu Ka Madaxweynaha Jamhuuriyada, ka Xasan Sheekh ahaan Urur Diimeed waligeey kama mid noqon, maantana kama mid ahi, Damul Jadiid, Al-Islaax, Aala Sheekh, Ahlu Sunna Ictisaam Itixaad, Ansaaru sunna, waxaa jirta intaas oo magac, laakiin Madaxweyne kasta dad ka ag shaqeeya oo ka agdhow oo shaqada u fududeeya waa soo jireen, dabcana waa ay jiri doonaan, laakiin waxaan kuu sheegayaa Dowlad Damul Jadiid ay leedahay dalkaan inaysan ka jirin.” Ayuu si cad u sheegay mar uu ka hadlayay xanta badan ee suuqa ugu jirta.

    HOOS KA DHAGEYSO WAREYSIGA MADAXWEYNAHA OO DHAN:

    http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2015/10/Madaxweynaha-dawladda-federaalka-Soomaaliya-oo-Golaha-88-uga-warramay-arrimo-badan-oo-xaasaasiya....mp3

    Wadani.com

    Musharax madaxweynaha XASAN
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDAAWO: Cumar C/rashiid oo hadal aan laga fileyn ka sheegay munaasabadii Calanka
    Next Article Khubaro Masaari ah oo baareysa shilkii diyaaradii Tristar Air ee ku dhacday duleedka Muqdisho

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo