Wasiirka warfaafinta Galmudug Maxamed Aadan Cismaan (Mesagawaay) ayaa sheegay in shirka wadatashiga siyaasadda ee Muqdisho ay Galmudug si buuxda uga qeyb qaadaneyso isla markaana la rajeynayo inay go’aano muhiim ah ka soo baxeen.
Wuxuu sheegay in dib u dhac jiro shirka ku yimid mana aha wax quseeya ajandaha shirka iyo waxa laga hadlayo balse uu khilaafku u dhaxeeyo cidda cabashada qabta (Puntland) iyo dowladda Federalka . Wuxuuna aad u yareeyay muhiimada khilaafkaasi.
DHAGEYSO WASIIRKA WARFAAFINTA GALMUDUG
Wadani.com
[ad name=”HTML-1″]