Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa jawaab culus u diray musharixiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya.
Isagoo fariin u diray dadka Soomaaliyeed munaasabadda Ciidul Adxaa awgeed ayuu Xasan Sheekh sheegay in hadalladda ka soo yeeraya siyaasiyiin musharaxiin ah oo dalka iyo dowladnimad wax u sheegayaan aanay ahayn kuwa munaasib ah.
“Siyaasiyiinta qaarkood ee xilka doonaya waxay siyaasadii la gashay inay dalka caayaan, dowladnimada ceebeeyo oo magacii dowladnimada hoos u dhigo, sidaasina ku raadiyo mansab..”
DHAGEYSO JAWAABKA KULUL EE XASAN SHEEKH

Wadani.com