Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Wareysi siiyay Tv-ga Horn Cable ayaa ka hadlay socdaalkiisii muranka ka dhashay ee dhowaan uu ku tegay magaalda Jigjiga.
Wuxuu qiray in socdaalkiisu ahaa mid uu ogolaansho ka helay dowladda Itoobiya iyo ra’iisal wasaaraha dalkaasi oo aanay suuragal ahayn inuu booqdo Jigjiga arrintaas la’aanteed.
Xasan Sheekh ayaa Wuxuu sheegay in Dhulka Soomaali Galbeed ee Itoobiya ay Maamusho uu yahay degaan ka tirsan dalka Itoobiya,wuxuuna si adag u caddeeyay inaysan aqbali doonin Cid kasta oo carqaladeysa Ammaanka ka jira Dhulka Soomaali Galbeed ee Itoobiya.
DHAGEYSO CODKA MADAXWEYNAHA
Wadani.com