Xildhibaan Maxamuud Maxamed Maxamuud (Kulalihi), ayaa isaga baxay doorashada aqalka hoose ee kursiga beeshiisa Muuse Saleebaan.
Isagoo ka mid ahaa liiska murashaxiinta u taagan kursiga ayaa markii loogu yeeray inuu jeediyo khudbadiisa doorashada, wuxuu Xildhibaan Kulalihi ku dhawaaqay inuu ka haray tartanka, isagoo ka hadlay arrimo badan oo xasaasi ah iyo musuqmaasuq ay ku heshiiyeen Xasan Sheekh iyo C/weli Gaas sida uu yiri.
Xildhibaan Kulalihi oo caan ka ah Soomaaliya ayaa lagu yaqaan nin nadiif ka ah qaadashada Laaluushka
DHAGEYSO CODKA KULALIHI
GOOBJOOGE.COM