Xildhibaan Maxamuud Axmed Kulalihi oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka digay in Madaxweynaha Soomaaliya lagu qasbo inuu wareegto soo saaro kuna kala diro Baarlamaanka.
Wuxuu xildhibaanada Baarlamaanka u sheegay inay weli ku soo noqon karaan Baarlamaanka oo arrintu ku socoto 4.5, qofkii xil Baarlamaan heli weydana aan bannaanka lagu tuuri doonin.
Wuxuu Baarlamaanka xusuusisay in Wareegto xilka looga qaaday guddoomiyihii Maxkamadda Sare.
DHAGEYSO XILDHIBAANKA OO ARRIMO XASAASI AH KA HADLAY
Wadani.com