Doorashada ka dhacaysa Soomaaliya ee labada Aqal ee Baarlamaanka iyo tan Madaxweynennimada ayaa abuurtay dhaqaale badan oo soo gala saaxada siyaasadda.
Lacagtaasi ayay ololayaashooda u adeegsanayaan musharrixiinta kala duwan si loo soo doorto. Haddaba xaggee ayey lacagtan ka imanaysaa?
DHAGEYSO: Qaybtii koowaad ee warbixinta VOA