Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Dhaqtar Mareykan oo lagu helay inuu fara-xumeyn in ka badan 265 Gabdhood [Daawo Sawirro]

    Dhaqtar Mareykan oo lagu helay inuu fara-xumeyn in ka badan 265 Gabdhood [Daawo Sawirro]

    February 1, 20182 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dhaqtarkii kooxda qalaama-rogadka Maraykanka Larry Nassar ayaa la sheegay in gabdhaha yaryar ee uu faro xumeeyay ay gaarayaan illaa 265 qof.

    Illaa 65 gabdhood oo hor leh ayaa qiraal ka bixinaya maxkamad todobaadkan, xili usbuucii hore ninkan lagu xukumay 175 sano oo xabsi ah kadib markii 160 dumar ah ay ka sheegteen in uu ku xad gudbay. Dadka uu waxyeeleeyay waxaa ka mid ah gabadha qaadatay billada dahabka ah ee Alu Raisman iyo Jordyn Wieber..

    Dhagaysiga dacwadan ayaa waxa ay ku saabsantahay sidii dhaqtarkan uu gabdhaha yaryar ugu xad gudbi jirey goob caafimaad oo uu xiriirka leeyahay ee gobolka Michigan.

    Nassar ayaa waxa uu sidoo kale ka tirsanaan jirey jaamacadda Michigan State University, halkaas oo uu dhaqtar ka ahaa, islamarkaasna uu qirtay in uu 3 dumar ah oo bukaankiisa ka mid ahaa.

    Mid ka ah gabdhaha uu ninkan waxyeelada gaarsiiyay ayaa waxa ay da’deedu ka hooseysay 13 jir, halka labo kalena ay jireen 15 sano.

    Xaakimka maxkamadda Janice Cunningham oo ku sugan maxkamad yar oo ku taala magaalada Charlotte ayaa tiri “Tirada dhibenayaasha waxa ay gaarayaan 265, waxaana jira tiro kale oo aanan la garanaynin oo ku sugan dalka oo dhan iyo adduunka”.

    Maxkamada oo ku taala magaalada Charlotte ayaa waxa lagu rakibay qalabka tabinta tooska ah
    Maxkamada oo ku taala magaalada Charlotte ayaa waxa lagu rakibay qalabka tabinta tooska ah

    Maxkamadda ayaa ogolaatay in dhagaysiga si toos ah loo tabiyo si dadka maxkamadda ka maqan ay uga qeybqaataan. Dacwadan ugu dambeysay ayaa waxaa laga yaabaa haddii lagu helo in lagu xukumo 25 sano illaa 40 sano.

    Xiriirka qalaama-rogadka Maraykanka ayaa sheegay in dhammaan ay is casileen dhammaan guddigii bud-dhigeyaasha xiriirka sababo la xiriira fadeexada Nassar.

    140 ka mid ah dhibenayaasha ayaa dacwad ku furay xiriirka iyo jaamacadda Michigan , waxayna ka doonayaan magdhow lacageed maadaamaa ay iska dhego tireen cabashooyinkii ay ka gudbiyeen dhaqtarka.

    Xeer illaaliyaha gobolka Michigan ayaa baaritaan dambiyeed ku furay jaamacadda, xili madixii iyo dhammaan maamulkii jaamacadda ay is casileen.

    Larry Nassar US
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWasiir Cawad oo la kulmay Sii-hayaha Safaaradda Qatar [Dowladda Qatar oo aan weli safiir u joogin Somalia]
    Next Article Yaa loo magacaabi doonaa Taliyeyaasha Ciidamada Booliska & Nabadsugidda Soomaaliya..?

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo