Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Diblomaasi Mareykan ah: “Dowladda Somaliya ee diidan isbedelka AMISOM waa inay Shabaab iska celisaa”

    Diblomaasi Mareykan ah: “Dowladda Somaliya ee diidan isbedelka AMISOM waa inay Shabaab iska celisaa”

    October 15, 2021Updated:October 15, 20212 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Diblomaasi Mareykan ah oo xilal kasoo qabtay Wasaaradda Arrimaha dibadda sdalkaasi ayaa si la yaab leh uga hadlay diidmada dowladda Federaalka Soomaaliya ee wax ka bedelka howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM.

    Kaaliyihii hore ee Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Afrika, soona noqday Danjiraha Maraykanka ee dalalka Guinea iyo Ethiopia Tibor Nagy, ayaa qoraal uu shaaciyey ku sheegay in dowladda Soomaaliya ay iska xoreyso Alshabaab, haddiiba ay diidan tahay qorshaha Midowga Afrika, maadaama ay leedahay ciidamo aad uga faro badan.

    “Haddii Dowladda Soomaaliya aysan ku qanacsaneyn isbeddellada la soo jeediyay in lagu sameeyo AMISOM, waa inay qaadato mas’uuliyadda ammaankeeda. Ciidammada Soomaaliya marka la isku daro Aad ayey uga fara badan badan yihiin al-Shabaab.. Dagaalka waa inay kusoo af-jaraan hal maalin..” ayuu yiri Tibor Nagy oo u muuqda inuu ku jeesjeesayo mowqifka dowladda Soomaaliya

    Wuxuu qoraalkiisa kusoo gabagabeeyay tilmaan ah sida madaxda dowladda Soomaaliya aysan danaha dadkooda uga shaqeyn, isagoo yiri:”Soomaaliya waxay u baahan tahay Dawlad u shaqeysa Soomaalida ee aan ka shaqeysan..”.

    Tibor Nagy ayaa Muqdisho yimid Janaayo 2020, isagoo wadahadal la yeeshay dowladda Federaalka sida Ra’iisal wasaarihii xilligaasi Xasan Cali Kheyre.

    Dowladda Federaalka ayaa ka hor timid qorsha uu wato Midowga Afrika oo ku saabsan in dhammaadka sanadkan AMISOM loo bedelo ciidamo isku dhaf ah oo ka kala socda Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay. go’aankaas oo u baahan inuu ansixiyo Golaha Amniga Q/Midoobay.

    Kaaliyaha xoghayaha Arrimaha Mareykanka oo yimid Muqdisho, lana kulmay Ra’iisal wasaare Kheyre…
    AMISOM Somalia Tibor Nagy UN US
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWararkii ugu danbeeyay ee xaaladda Guriceel iyo Go’aanka uu qaatay Sheekh Maxamed Shaakir
    Next Article Q/Midoobay oo shaacisay barakac ka bilowday Ceerigaabo iyo Tirada Somaliland ka saartay Laascaanood

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo