Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Qormooyinka»Diiday Damaca Cusub ee Ilmo Gareen iyo Aabahood. (Qormo Culus)

    Diiday Damaca Cusub ee Ilmo Gareen iyo Aabahood. (Qormo Culus)

    April 27, 2021Updated:April 27, 20213 Mins Read Qormooyinka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Qoowsaaradu yeeyna kuu qarin Middida laguugu qali doono

    Nuxurka Mushkiladu ma aheyn Muddo kororsi, intii aan lagu dhawaaqin Muddo kororsiga ka hor ayeey arrintu murugeysneed, Dhibaatada ugu weyn ee Dalka ka jirtay waxa ey aheyd ilimo gareen iyo Aabahood oo joogo dalku dagimaayo.

    Somalidu waxa ey tiraa “Saxaro Qoray dheer ayaa la isaga tiraa”. yaan lagu marmarsiyoon muddo kororsi waa laga noqday, iyo 17 Sept 2020 ayaa xal ah. Xalka kaliyihi waa in ilma gareen iyo Aabahood Dalka laga qabto si Awoowayaashood Abi iyo Afwarge Dalku uga Badbaado. yaan Somalida loo dhiibin “Umbo Abeeso ku jirto” oo ey wadaan, Qoor qoor iyo Guud laawe, Rooble iyo Raxan kalena ey luuqa ka fiirsanayaan.

    Dambiilayaal qaran iyo kii soo diray yeena ku dagin. Kadib markii ey Quus ka gaartay fidnadii ey ka wadeen Dalka , Markii ey la kufeen Masuuliyadii ey u hayeen Dadkii ey wakiilka u ahaayeen, Markii ey ogaadeen in ey dhumiyaan Xilkii ey u hayeen Dadkii labada maamul gobaleed, ayeey Xeelad cusub isticmaaleen Madaxweynayaashii Hore ee Galmudug iyo Hirshabeele . Qoor qoor iyo Guud laawe si ey u sii noolaadaan, iyaga oo weli ah khaadumiin aan Door ku leheeyn siyaasadda Dalka.

    Eixii lagu xaliyay Dagaalkii 1aad ee Aduunka Laguma xalin karin Dagaalkii 2aad ee Aduunka. Heshiiskii 17 Sept 2020 arrintu waa soo dhaaftay, wakhti ayuu ahaa Xal, laakin Hadda waxa uu noqonayaa mushkilad cusub haddii la yiraa 17 Sept 2020 ,Xal ha laga dhax raadiyo.

    Hadda waxaa jiro Rag cusub oo Go’aanka wax ku leh, Xaaladii hore waa isbedeshay, Hadda Dalka kama jirto Dowlad Buuxdo, Madaxweyne Xil hayo, Barlamaan, Daawa dhacday yaan Dalka lagu Durin.

    Dadka yaan lagu khiyaamin, waan ka noqonay Muddo kororsigii oo Been ah, waxa la isku heysatay ee muhimka ahi ma ahan 2 sanno, Hadda waxa ey joogtaa, Guud ahaan ilma Gareen iyo Aabahood ha na dhaafeen.

    Wixii taa ka duwan waa Kuwo aad ogtahay in eyna qowl leheeyn,iyo kuwa Masuuliyadoodii Damac yar ka doortay oo aan Sharaf rabin, muddo yar kadibna is bedeli doono sida caadadoodu aheyd.

    Gunaanad

    Somalidu waxa ey ku maah maahdaa ( Nin Aniga yiri, Dad iska sooc). Go’aanka Beenta ah ee Ilma gareen loo soo dhiibay si loo badbaadiyo Qorshihii hore ee Abii iyo Afwarge, Dadkana lagu maaweelinayo in laga noqday Laba sanno oo Markii horeba aan jirin.

    ( Go’aankaa Been ku baxsadka ah, Annigu waan ka soo hor jeedaa).
    Go’aanka Beenta ee ah iyo Xeeladda cusub ee lagu kala furfurayo Dadweynaha Dulmiga diidan, kaa oo ah Qoraalka loo soo dhiibay ee la yiri Qasab ku akhriyay Qoor qoor iyo Guudlawe, Rooblena lagu yiri: waryaa adiguna ku raac, si aan uga dhigano fursad aan Mar kale ku shirqoolno shacabka.

    Qore: Yahya Amir

    Guudlaawe Ilmo gareen Muddo kororsi Qoorqoor Yahye Amir
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDEGDEG: Maxamed Farmaajo oo Caawa khudbad u jeedin doona Shacabka ( Ma is casili doonnaa..?)
    Next Article Puntland oo War kasoo saaray isbedelka ku yimid Galmudug, Hirshabelle iyo Ra’iisal Wasaaraha

    Related Posts

    Maxaa Addis Ababa ku qabsaday Xasan Sheekh? (3-da Aragti ee Mucaaradka Madaxweynaha)

    February 18, 2024

    Maxaa lagu diidan yahay Hab-raaca lagu muransan yahay ee Dastuurka..?

    January 24, 2024

    Hadal jeedinta Madaxweynaha iyo Waxyaabihii la tabey ee ka Maqnaaa (Qormo).

    January 3, 2024

    Yusuf Garaad oo ka hadlay Dhibaato culus oo ka jirta Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

    November 29, 2023

    5 Arrin oo lagu diidan yahay Qorshaha Dastuurka ee Xasan Sheekh iyo waxa ka dhalan kara

    November 27, 2023

    C/raxman C/shakuur oo Qoraal talo- culus xambaarsan u diray Siciid Deni

    November 7, 2023

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo