Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Bulshada»Dilka Gabar Somali-Canadian ah oo Caro weyn dhaliyey iyo Haweeneydii dishay oo lagu sii daayay…

    Dilka Gabar Somali-Canadian ah oo Caro weyn dhaliyey iyo Haweeneydii dishay oo lagu sii daayay…

    November 16, 2022Updated:November 16, 20221 Min Read Bulshada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Soomaalida dalka Canada ayaa dalbaday cadaalad in loo helo gabar Soomaali ah oo 5-tii bishan Novembar 2022 lagu dilay magaalada Saskatoon ee dalkaasi Canada.

    Qofka lagu eedeeyay dilka Hodon Cusmaan Xaashi oo 23 sano jir ah ayaa ah haweeney Paige Theriault-Fisher, 22 sano jir, ayaa damaanad lagu sii daayey, taasoo ka careysiisay bulshada Soomaalida oo hadda qorsheynaya dibad bax ay caddaalad ku dalbanayaan, waxaana hoos loo dhigay heerka kiiska dilka ah ee lagu eedeeyay.

    Dilka Gabadha Soomaaliyeed ee Hodan Xaashi ayaa lagu dilay goob Baar ah oo lagu caweeyo magaalada Saskatoon, markii ay dagaalameen, waxaana dilka ahaa mid naxdin leh oo ay haweeneyda reer Canada u adeegsatay inay Qoorta ka gelisay Dhalo ay jabsatay.

    Soomaalida Canada ayaa ka cabaneysa in hay’adaha dowladda Canada aysan si isku mida ula dhaqmeynin caddaanka dalkaasi iyo Soomaalida dalkaasi ku nool oo muwaadiniin ah, laakiin laga eexdo.

    Jaaliyadda Soomaaliyeed ee kunool magaalada Ottawa ay ku dhalatay gabadha la dilay ee Hodon Xaashi ayaa hadda qorsheenaya in y dhigaan bannaanbaxyo ay caddaalad ugu raadinayaan kiiska Hodan Xaashi.

    Canada Hodon Hashi Somali-Canadian Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleGantaalaha Ruushka oo ku dhacay Dal ka tirsan NATO (Dad ku dhintay xiisad ka dhalatay..)
    Next Article Miisaaniyadda Dowladda 2023 ee Golaha Wasiirada ansixiyey iyo koror la’aanta ka muuqata

    Related Posts

    Sacuudiga oo ku dhawaaqay dhalashada Bisha Dulxaj ee Carafo iyo maalmaha Ciidul Adxaa

    May 27, 2025

    Muuqaalka qabsday Baraha Bulshada ee Madaxweynaha Faransiiska iyo Xaaskiisa (Daawo)

    May 26, 2025

    Wasiirkii Arrimaha Dibadda Jabuuti Maxamud Cali Yuusuf oo loo Doortay Guddoomiyaha Midowga Afrika

    February 15, 2025

    Madaxweynaha Turkiga oo ka hor yimid barakicinta Dadka Gaza, Donald Trump ku tilmaamay nin iska hadlay

    February 10, 2025

    Mucaaradka Hubeysan oo la wareegay talada dalka Syria iyo Madaxweynihii oo baxsaday

    December 8, 2024

    Maxkamadda Denbiyadda ICC oo soo saaray Amar lagu soo xirayo Madaxda Yuhuudda

    November 21, 2024

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo