Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»BREAKING NEWS»Diyaarado loo adeegsaday Alshabaabkii weerarray Yasooman iyo Gurmad Ciidan ah oo gaaray

    Diyaarado loo adeegsaday Alshabaabkii weerarray Yasooman iyo Gurmad Ciidan ah oo gaaray

    October 12, 2022Updated:October 12, 20221 Min Read BREAKING NEWS
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa dagaal culus oo saaka ay Maleeshiyada Alshabaab ku weerarreen degaanada Yasooman iyo Beera-yabaal ee degmada Buuloburte iyadoo dagaalku dhaliyey qasaare xoog leh.

    Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegay in Alshabaab oo dagaalamayaan aad u badan ku weerarray labada degaan loo adeegsaday Diyaaradaha dagaalka ee Drone-ka markii ay culeys weyn saareen ciidamada dowladda iyo kuwa degaanka.

    Saraakiisha ciidamada dowladda ee aaggaasi ka dagaalamaya ayaa laga soo xigtay in Alshabaab badan ay ku dhinteen duqeynta Diyaaradaha, kadib markii ay ciidamada dowladda dalbadeen taakuleyn dhinac cirka ah.

    Sidoo kale ciidamo gurmad ah ayaa gaaray degaanka Yasooman, waxaana hoggaaminaya Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan.

    Qasaaraha labada dhinac kala gaaray ayaan weli kala caddeyn, iyadoo guulo la kala sheegtay, isla markaana dhinaca dowladda lagu shaaciyey in dagaalka lagu dilay 20 Alshabaab ah, halka Alshabaab ay sheegatay inay dishay ku dhowaad 120 askari.

    Alshabaab Dagaal Drone Duqeyn Yasooman
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSomalia’s President defends his Ph.D. thesis at UPEACE 
    Next Article Saxafiyiinta Muqdisho oo dalbaday in Shuruud la’aan lagu sii daayo Xoghaye Cabdalla Muumin

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo