Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»BREAKING NEWS»Donald Trump oo ka guuray Aqalka Cad, khudbadii ugu danbeysayna jeediyey. “Si uun ayaan kusoo noqon doonaa”

    Donald Trump oo ka guuray Aqalka Cad, khudbadii ugu danbeysayna jeediyey. “Si uun ayaan kusoo noqon doonaa”

    January 20, 2021Updated:January 20, 20212 Mins Read BREAKING NEWS
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    1230688557
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha muddo xilkeedkiisu dhammaaday ee dalka Mareykanka Donald Trump ayaa ka guuray oo isaga tegay goor dhoweyd Aqalka Cad ee looga taliyo dalka Mareykanka, magaalada Washington.

    Trump ayaa saacado yar kadib noqonaya madaxweynihii hore ee Mareykanka, iyagoo markaasi la dhaarinayo madaxweynaha cusub ee Joe Biden, wuxuuna iska diiday inuu ka qeyb galo xil wareejinta iyo dhaarinta Madaxweynaha cusub.

    Trump oo diiday inuu aqoonsato natiijada doorashadii looga guuleystay ayaa taariikhda ku galay inuu noqday madaxweynihii ugu horeeyay muddo ka badan 150 sano oo madaxweyne xilka haya uu diido inuu ka qeyb galo xafladda dhaarinta Madaxweynaha ka danbeeyay.

    Diyaaradda Helikobtarka ee Marine 1 ayaa ka qaaday Aqalka cad, iyadoo aan wax sagooyin madaxweyne ah loo sameyn, wuxuuna ka degay saldhigga Base Andrews ee u dhow Washingtion, halkaas oo maamuus kooban loogu sameeyay, loona riday 21 Madfac.

    Khudbad kooban oo uu jeediyey ayuu u mahad celiyey dhammaan dadkii la shaqeeyay, xaaskiisa isagoo sheegay inay wax weyn qabteen afartii sano ee uu xilka hayey, sida horumarinta ciidamada, dhaqaalaha iyo dib u habeynta canshuuraha, wuxuuna maamulka cusub uga digay inay canshuurta kordhiyaan.

    “Si uun ayaan kusoo noqon doonnaa.. waxaan idin rajeynayaa nolol wanaagsan, mar dhow ayaan is arki doonnaa..” ayuu ahaa hadalkii ugu danbeeyay oo uu jeediyo isagoo madaxweyne ah.

    Donald Trump ayaa doortay inuu dego, kuna noolaado Guri weyn oo ku yaalla magaalada Maimi ee Gobolka Florida.

    President Donald Trump and first lady Melania Trump stop to talk with the media before departing the White House on January 20.
    Donald Trump Florida Trump Trump left the white house
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMaxaad ka taqaan ‘Boorsada Niyukliyeerka’ ee mar kasta la socota Madaxweynayaasha Mareykanka..?
    Next Article Alshabaab oo War kasoo saartay Suldaankii H/Gidir ee Mareykanku Duqeynta ku dilay (Sawirro)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo