Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Donald Trump oo si la yaab leh bogaadin ugu jeediyay Madaxweynaha Ruushka

    Donald Trump oo si la yaab leh bogaadin ugu jeediyay Madaxweynaha Ruushka

    December 31, 2016Updated:December 31, 20162 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha la doortay ee Maraykanka Donald Trump ayaa ka yaabiyay dadka Mareykanka markii uu amaanay madaxweynaha Ruushka.

    Qoraal uu soo dhigay bartiisa twitterka ayuu ku ammaanay Donald Trump talaabada uu qaaday madaxweynaha Ruushka Mr Putin ee ah inuusan dalkiisa ka ceyrinku Diblomaasiyiin Mareykan ah sida Maraykanku sameeyay.

    Mareykanka ayaa ku eedeeyya Ruushka inay ka dambeeyeen faragalin lagu sameeyey doorashadii Maraykanka ka dhacday. Maamulka Obama ayaa cunaqabateyn ku soo rogay Ruushka iyadoo uu eryaya in ka badan 30 Diblomaasi.

    Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin ayaa sheegay in uusan musaafurin doonin diblumaasiyiinta Mareykanka, isla markaana lagu marti qaadi doono caruurta iyo xaasaskooda xaflad la qabanayo sanadka cusub.

    Mr. Putin oo la sheegay inuu saaxiib la yahay Donald Trump ayaa sheegay inuu sugayo inta uu xilka kala wareegaayo bisha January aakhirkeeda Trump, isla markaana aanu go’aan gaari doonin xilligan.

    Wasaaradda arrimaha dibadda ee Ruushka ayaa ku talisay in dalka Ruushka laga eryo 35 diblmoaasiyiin u dhalatay Mareykanka taas oo jawaab u ah tallaabo taas la mid ah oo ay Washington qaaday.

    Donal Trump ayaa nin xikmad leh oo waxgarad ah ku tilmaamay madaxweynaha Ruushka, iyadoo ay sii xooganeyso tuhunka laga qabo in Trump uu xiriir hoose la leeyahay Mareykanka.

    Jawaabta la yaabka leh ee madaxweynah Ruushka ka bixiyay tallaabadii maamulka Obama ayaa si la yaab leh looga arkay dalka Mareykanka, waxaana xaaladda ay ka sii dartay markii Putin uu casuumaad u diray caruurta iyo xaasaska Qoysaska Diblomaasiyiinta Mareykanka ee Ruuska jooga inay ka qeyb galaan xafladda sanadka cusub ee ka dhici doona guriga looga taliyo Ruushka ee Kremelinka.

    Vladimir #Putin: I offer New Year greetings to President Obama & his family, also to President-elect @realDonaldTrump & the American people! pic.twitter.com/Jmj8u5LvrQ

    — Russia 🇷🇺 (@Russia) December 30, 2016

    Wadani.com

    Donald Trump Putin Russia
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleKilinka Shanaad ee Itoobiya oo sheegtay Tuulo ka mida Gobolka Mudug & Wadahadal bilowday [Dhageyso]
    Next Article XOG: Shariif Xasan oo diiday inuu u tartamo xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo