Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, July 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Dood Bulsho ee Maamulka & Maareynta Maaliyada Dalka oo lagu qabtay Muqdisho

    Dood Bulsho ee Maamulka & Maareynta Maaliyada Dalka oo lagu qabtay Muqdisho

    January 24, 20172 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xaflad lagu qabtay Muqdisho Guest House 2 ee magaalada Muqdisho oo ku saabsaneyd Dooda Bulshada ee Maamulka & Maareynta Dalka ayaa waxaa ka soo qebygalay Hanti Dhowrka Guud ee Qaranka Dr Nur Farah, Safiirka Soomaaliya u fadhiya Midowga Yurub Ali Said Fiqi, Aqoonyahno, xubno ka tirsan Aqalka Sare iyo ururada bulshada.

    Xafladan oo si heer sare loo soo agaasimay ayaa Dr Nur Farah uu sheegay in 4tii sano ee la soo dhaafay uu dalku ku tallaabsaday horumar weyn ee dhanka maamulka iyo maareynta maaliyada oo weliba aqoonsi caalami ah lagu helay. Mana dhici karto in lagu takri falo dakhliga ay dowladdu soo xareyso oo lagu shubo Bankiga Dhexe, ka saaristiisana ay marto nidaam habeysan oo la isku haleyn karo.

    Hanti Dhowrka Guud ayaa sidoo kale xaqiijiyey in Wasaarada Maaliyada iyo Hay’adaha la shaqeeya sida Hanti-Dhowrka Guud, Xisaabiyaha Guud, Bankiga ay dhammaan si toos ah ula shaqeeyaan hay’adaha caalamiga ah ee Maaliyada sida Hay’ada Lacagta Aduunka (IMF), Bankiga Adduunka, Bankiga Horumarinta Islaamka iyo Bankiga Horumarinta Afrika iyo hay’ado kale. Hay’adahan caalamiga ah ayaa kalsooni buuxda siiyey nidaamka maamulka iyo maareynta Maaliyada.
    Hanti Dhowrka Guud oo su’aalo lagu weydiiyey ayaa sheegay in xiliga doorashooyinka aysan dhici karin in maaliyada Dowladda loo isticmaalo si shaqsi ah, isla markaasna uu ku gacan seeray warar ka soo yeeray qaar ka mid ah Musharaxiinta oo Madaxda dalka ku eedeeyey inay dhaqaalaha dowladda u isticmaalayaan doorashooyinka.
    Shacabka ka soo qeybgalay xaflada ayaa Hanti Dhowrka Guud uga mahadceliyey sida faahfaahsan ee uu u sharaxay nidaamka Maamulka iyo Maareynta ee Maaliyada Dalka, iyagoo sheegay in loo baahanyahay in musharaxiinta ay ka fogaadaan wax kala geyn kara bulshada oo loo baahanyahay inay wararka ay sheegayaan ay noqdaan kuwo xaqiiqada ku dhisan siyaasadeynayaan.

    Dood Maareynta Maaliyadda
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAKHRISO: Go’aanadii kasoo baxay kulanka Labada Aqal ee Barlamanka Somaliya
    Next Article Wiil uu dhalay C/raxmaan Faroole oo Muqdisho u tegay ololaha Doorashada, kadib 25 sano

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo