Dood Culus oo ka dhalatay Weriyeyaal booqday Isbitaal Martiini & Agaasimaha oo loogu baaqay inay is karaantiisho

Waxaa dood weyn dhalisay booqasho ay isbitaal Martiini ee loo gaar yeelay la-tacaalidda dadka qaba cudurka Coronavirus galabta ku tageen xubno ka tirsan Wasaaradda Warfaafinta oo sawirro kusoo galay halkaasi, iyagoo booqday weriye ka tirsan Warbaahinta dowladda oo halkaasi ku xanuunsanaya. Ismaaciil Mukhtaar Oronjo iyo C/casiis Maxamed Guuleed Afrika oo ka wada tirsan Wasaaradda Warfaafinta … Continue reading Dood Culus oo ka dhalatay Weriyeyaal booqday Isbitaal Martiini & Agaasimaha oo loogu baaqay inay is karaantiisho