Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Dood iyo Caro weyn oo ka dhalatay Nin Yuhuud ah oo isku sawiray Masjika Nebiga NNKH [SAWIRRO]

    Dood iyo Caro weyn oo ka dhalatay Nin Yuhuud ah oo isku sawiray Masjika Nebiga NNKH [SAWIRRO]

    November 22, 2017Updated:November 22, 20172 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Sawir uu muwaadin Israa’iili ah ku dhex galay masjidka nebiga ee ku yaal Madiina ayaa caro badan ka dhex abuuray baraha ay bulshada ku wada xiriirto ee Carabta.

    Ben Tzion oo 31 jir ah kuna dhashay Ruushka ayaa bartiisa Facebook soo dhigay sawirro uu ku galay magaalooyin ku yaal Iiraan, Sacuudi Carabiya, Lubnaan iyo Urdun.

    “Shacabka Sacuudi Carabiya waxay garab istaagayaan qaranka Yuhuuda. Nabada ka curata Bariga Dhexe oo ku salaysan jecayl iyo is xushmeyn.” ayuu ku sheegay bartiisa Facebook.

    Dadka aan Muslimka ahayn ayaa laga mamnuucay inay galaan magaalada Maka, waxaana lagula taliyaa inay ka joogsadaan qeybo ka mid ah bartamaha Madiina ee uu ku yaal masjidka nebiga.

    Balse Tzion ayaa sheegay in masaajidda Madiina ay u furan yihiin dadweynaha.

    Ninkan oo sanadkii 2014 qaatay dhalashada Israa’iil ayaa u sheegay wargeyska Times of Israel inuu hiwaayad u noqatay booqashada dalalka Muslimka, uuna u gudbiyo farriin ah “ixtiraamidda dhaqanada iyo diimaha kale”.

    Waxa uu sheegay in dadka Carabta ah ee uu la kulmay ay u muujiyeen “kalgacayl iyo maxabo ay u qabaan Israa’iil iyo dadka Yuhuuda ah”.

    Tzion ayaa sidoo kale soo bandhigay sawirro uu ku galay magaalooyinka Tehran iyo Qom ee dalka Iiraan. Xukuumadaha Tehran iyo Tel Aviv ayaa waxaa ka dhexeysa cadaawad weyn, Iiraan-na ma ogola in muwaadiniinta Israa’iil ay dalkeeda galaan.

    Facebook photo of Ben Tzion in Qom, Iran
    Mr Tzion ayaa booqday goob barakaysan oo ku taalla Iiraan inkastoo dad u dhashay Israa’iil ay mamnuuc ka tahay inay dalkaasi galaan

    Inkastoo uu nabad ka hadlayay, ayaa hadda sawirrada Tzion waxaa ka dhashay caro badan. 24-kii saac ee lasoo dhaafay, in ka badan 90,000 oo farrin oo lagu baahiyay Twitter-ka ayaa looga hadlay booqashada ninkaas ee masjidka nebiga.

    “Culimadii ayaa xabsiyada ku jira, Yuhuudna waxay gashay masjidka nebiga. Waa wax laga xumaado,” ayuu qof Carab ah Twitterkiisa ku qoray.

    Sida uu sheegay wargeyska Times of Israel, jawaabaha carada wata ee ka dhashay sawirrada ninkan ayaa dhaliyay in barta Instagram ay xayirto cinwaankiisa.

    Arrintan ayaa kusoo beegamaysa xilli uu soo wanaagsanaanayo xiriirka Sacuudiga iyo Israa’iil ayagoo wadaaga mucaaradad ka dhan ah galaangalka sii kordhaya ee Tehran ay ku yeelanayso gobolka.

    Taliyaha ciidamada Israa’iil sareeye gaas Gadi Eizenkot, ayaa dhawaan u sheegay bar online oo laga leeyahay Sacuudiga in dalkiisa uu diyaar u yahay inuu “xogta sirdoonka” la wadaago xukuumadda Riyaadh.

    Israel Saudi Yuhuud
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleFAAHFAAHIN: Xildhibaan lagu dilay Muqdisho & ilaalada Xildhibaan kale oo dilka ka danbeeyay
    Next Article Qofkii aad ka shakisaan dila.! [Dardaaranka Madaxa Xamar joogta siiyeen ilaaladooda -Qormo xasaasi ah]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo