Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»K/Galbeed»Dood ka dhalatay Muuqaalka & Lacagta lagu dhisay Garoonka Baraawe oo hareysay Baraha Bulshada (Sawirro)

    Dood ka dhalatay Muuqaalka & Lacagta lagu dhisay Garoonka Baraawe oo hareysay Baraha Bulshada (Sawirro)

    March 11, 2020Updated:March 11, 20202 Mins Read K/Galbeed
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa baraha bulshada ee Soomaalida hareeyay saacadihii lasoo dhaafay dood ku saabsan Garoonka degmada Baraawe ee uu shalay xariga ka jaray Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre.

    Doodda ayaa xoogeysatay markii la arkay muuqaalka garoonka oo Bacaad miiran ahaa, waxaana xaaladda uga sii daray markii qoraal kasoo baxay Xafiiska Ra’iisal wasaaraha lagu sheegay inay ku baxday lacag dhan 4.3 Milyan Doolar, iyadoo Midowga Yurub uu sheegay inuu bixiyay qarashka ku baxay dhismaha Garoonka Baraawe.

    Dad badan ayaa su’aal ka keenay sida groonkaas carrada ah ay ugu baxday lacagta intaas la eg, waxayna qaarkood is barbardhig ku smeeyeen Hotel laga furay Garowe, Garoonka Garowe iyo meelo kale iyadoo warka ug uweyn ee baraha bulshada uu noqday garoonka laga dhisay Baraawe oo socday dhowaad 3 sano.

    Dhismaha garoonka diyaaradaha ee la dhammeystiray oo leh waddo ay diyaaraddu ku oroddo oo dhererkeedu yahay 2km iyo dhisme loogu talagalay rakaabka

    Xafiiska Ra’iisal wasaaraha

    Ma jirto cid faahfaahin ka bixisay qaabka uu kharashkaasi u baxay marka laga reebo xafiiska Ra’iisal wasaaraha oo sheegay inay ku baxday $4,300,000 (Afar milyan iyo saddex boqol kun doolar), sidoo kale ma jirto faahfaahin kale oo ku saabsan in lacagta uu wada bixiyey Midowga Yurub iyo qeyb ka mida ay bixisay dowladda Federaalka.

    Mid ka mida dadka baraha bulshada ku faaqiday garoonkan ayaa ku dooday in shaqada la qabtay ay tahay oo kaliya Gaadiidka Cagafyada ee carrada toosiyey oo kaliya.

    As part of our Gov’s responsive initiatives to rebuild infrastructure and enhance productivity, security & public mobility, I have today graced the official operationalization ceremony of Barawe Airstrip whose construction I launched on Nov, 15,2017.#AmaanoIyoAdeeg pic.twitter.com/KnYWQMqxyG

    — Hassan Ali Khaire (@HassanAKhaire) March 10, 2020

    Opening of Barawe airport. Aeroport usub waa Wadada usub ee mustakbalka pic.twitter.com/sJqPExYAZw

    — Nicolas Berlanga (@NBerlangaEU) March 10, 2020

    Ma inta reer #Barawe ah iyo Soomaali Maxamed oo maalqabeeno ah ayaa sartaan yar dhisan weydey?!! Goormaan soo gaarney meeshaan hoose oo laba qol iyo laami dhisan la'nahay oo fartaan qaadnaba ay 'funding' u baahantahay iyo in magaca Soomaali lagu qaraabto!! #TuugsiNation #Somalia https://t.co/o5vVIkwMuV

    — Fatuma (@Fatumaabdulahi) March 10, 2020

    4.3 million? Are they playing our mind? Is that what to tell the vulnerable pple in barawe? Corrupt government and they would say tommorow we fight corruption at highest level! NN have using a fake news, fake activities everything about them is a fake and baseless

    — Mohamed Aden (@MohamedDeeq80) March 11, 2020
    https://twitter.com/PuntiteQueen/status/1237475342186668032

    Barawe town inaugurated new airfield on Tuesday. Work at the site started about two years ago. (Looks dusty but I’ll take the spirit!) – Photo by @RadioMogadishu pic.twitter.com/zrVKdMupAH

    — Harun Maruf (@HarunMaruf) March 10, 2020

    The PM left Mogadishu to open a tiny building in Barawe, funded by the EU. It's just an airstrip and building how is this worthy for an igu sawir? Nabad iyo nolol wants us to believe they funded and built an actual airport. @SomaliPM #Somalia pic.twitter.com/ZRW4vW0Wet

    — 𐒁𐒙𐒎𐒙𐒇 (@Kingofmudug) March 10, 2020
    Barawe Barawe Airport Garoonka Baraawe Kheyre
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXOG: Madaxweynaha Kenya oo khilaafka Somalia & Kenya la kaashanaya Abiy Ahmed (Wafdi loo diray Addis)
    Next Article Taliyaha AFRICOM: “Hal Daqiiqo haddii aan iska dhaafno Alshabab, Mareykanka ayey waxyeelo ka geysan…”

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo