Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Dood ka dhalatay Sawirka Gaari Qarax sida oo Taliye xigeenka Booliska soo bandhigtay. [Caddeyn]

    Dood ka dhalatay Sawirka Gaari Qarax sida oo Taliye xigeenka Booliska soo bandhigtay. [Caddeyn]

    April 3, 2019Updated:April 4, 20192 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Gaari la sheegay inuu sido waxyaaabaha qarxa oo ay ka digeen Hay’adaha Amniga ayaa Dood kulul iyo qaraaxo ka dhaliyey baraha bulshada.

    Muuqaalka gaarigan oo ay saxaafadda u soo bandhigay taliye ku xigeenka Booliska Soomaaliyeed Jen. Zakiya Xuseen Axmed ayaa dad badan dabagal ku sameeyeen sawirka gaariga waxayna kasoo heleen ‘Google’ markii ay ka baareen, taasoo keentay in baraha bulshada ay qabsato dood ku saabsan beenta la faafiyey iyo jiritaanka gaariga.

    Dad badan ayaa ku talax tegay arrintan oo Booliska ku tuhmay inay dadka marin habaabinayaan qaar kalena waxay is weydiiyeen in Ciddii soo sawirtay laga rabay inay soo qabato Gaariga..!! iyadoo is weydiiyay waxa ay u soo qaban waayeen ciidamada.

    Image result for toyota land cruiser prado 70 002
    Gaariga Boolisku soo bandhigay oo sawirkiisa laga helay Google-ka
    Zakiya Xuseen Axmed : “Baabuurka noocan ayuu u eg yahay, shacabka waa inay feejignaan u yeeshaan gawaarida noocan u eg oo ay soo wargeliyaan Booliska.

    Taliye ku xigeenka ciidamada Booliska Jen. Zakiya ayaa shirkeedii jaraa’id ee galabta ku sheegtay in Gaari Land Cruizer Prado oo nooca muuqaalkiisa ay soo bandhigtay la mida uu ku jiro magaalada, iyadoo caddeysay oo kaliya in gaariga laga shakisan noociisa.

    Gaarigan mid la mida waxaa Bishii Janaayo 2019 lagu qarxiyey degaanka Baar Sanguuni ee duleedka Magaalada Kismaayo, kadib markii la qabtay isagoo si weyn qaraxyo loogu soo xiray.

    HOOS KA DAAWO

    Booliska waa caadi inay adeegsadaan muuqaallo isu eg si ay digniin u bixiyaan ama xitaa dadka laga shakiyo gacanta lagu sawiro muuqaal soo dhoweynaya sawirkiisa dhabta ah, mana aha wax lala yaabo ama ceeb laga dhigo.

    Booliska Muqdisho Top Zakiya Xuseen Axmed
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleTaliska Booliska oo ka digay Gaari Qaraxyo sida oo ku jira magaalada Muqdisho & dadka oo loogu…
    Next Article Guddoomiyaha Baarlamanka oo u yeeray laba Wasiir & Taliyeyaasha Ciidamada [Akhriso Qoraalka]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo